Jaamacadda Nile university of science and technology oo ka howlgasho magaalada Mugadishu waxa ay ardayda dugsiyada sare ka soo qalinjabinayo u qabanaysaa siminaar ku saabsan sida loogu guuleeysto imtixaanka shahaadiga ah. Waxaa siminaarka bixinayo macallimiin khibrad dheer u leh arrimaha imtixaanaadka. Siminaarkan waxaa laqabandoonaa maalinta khamiista ah bishuna ku beegantahay 22ka Abriil, 2021 saacaduna tahay 1:00pm ama toddobada duhurnimo Goobtu waa xarunta jaamacadda oo ku taallo wadada cabdiqaasim. Ka faaideeysi wacan
