Nile University of Science and Technology waxay maanta ka qayb gashay shirkii 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed. Shirkaan oo ah meertadii 15-aad ayaa markii ugu horreysay muddo 35 sano kadib ah lagu qabtay caasimadda Ummadda Soomaaliyeed, Mogadishu. Jaamacadda Nile waxaa sharaf u ah ka qaybgalka maalinta koowaad ee furitaanka shirka.


