OGEEYSIIS

OGEEYSIIS
Waxaa dhammaan dadweynaha waxbarashada jecel gaar ahaan culuumta kombuyuterka iyo tiknooloojiyada lagu wargalinayaa in ay jaamacadda Nile University of Science and Technology (NUST) ay bilaabeyso Diploma in Information Technology. Goobta waa xarunta jaamacadda oo ku taallo agagaarka cabdi qaasim ka soo horjeedka Mogadishu city hospital. Waqtiga 10-February, 2020 ka maalin Isniin ah saacaduna waa: 1:00pm kowda duhurnimo.
Isdiiwaangalintu waxa ay ka socotaa xarunta jaamacadda Fadlan horay ugaar yaan lagaa buuxin Tirada ka qeybgaleyso waa eey xadidantahay.
Mahadsanidiin
la xariir
+252614262020
+2522619554885
851051
info@nust.edu.so
http://www.nust.edu.so

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *