CCTV Security

Nile University of Science and Technology in Mogadishu Somalia has concluded a workshop on CCTV Security and Fingerprint Systems continued for one week and intended to enhance the skills of IT and Computer Science students and professionals across Mogadishu city. Nile university is the home of knowledge and technical skills. It will continue providing such useful trainings for willing beneficiaries.
Jaamacadda Nile ee culuumta iyo tiknoolejida ee saldhigeedu yahay Mogadishu, Somalia waxa ay soo gabagabeysay siminar CCTV Security and Fingerprint Systmes kaasoo socday hal usbuuc loogunatalagalay kor uqaadista xirfadaha IT da iyo culuumta kombuterka ee ardada iyo xirfadleeyda ku sugan magaalada Mogadishu. Jaamacadda Nile waa hooyga aqoonta iyo xirfadaha waxa ayna siindoontaa tababarada ceeynkan ah ee muhiimka ah aradada jecel in ay ka faaideeystaan.
+252614262020
+2522619554885
851051
info@nust.edu.so
http://www.nust.edu.so

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *