OGEEYSIIS

OGEEYSIISWaxaa dhammaan dadweynaha waxbarashada jecel gaar ahaan culuumta kombuyuterka iyo tiknooloojiyada lagu wargalinayaa in ay jaamacadda Nile University of Science and Technology (NUST) ay bilaabeyso Diploma in Information Technology. Goobta waa xarunta jaamacadda oo ku taallo agagaarka cabdi qaasim ka Read More …