Beledweyne Campus

Waxa shalay 11ka bisha Febraayo, 2021da lagu qabtay magaalada Beledweyne xaflad lagu daahfurayey faraca labaad ee jaamacadda Nile University of Science and Technology (NUST). Xafladdan waxaa ka soo qeybgalay dhammaan qeeybaha kaladuwan ee bulshada. Jaanacaddu waxa ay xoogga saaridoontaa kulliyadaha ITda, Economics and mgt and health science. Sidoo kale waxa ay bixinaysaa luqadda ingiriiska heerarkeeda kaladuwan.

Written by 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *